Warkii oo kooban

Talaalka Koroonaha oo la bilaabay tijaabadiisa: Wax ka ogoow Khamiis: 04/09/2020: Sida lagu faafiyey warbaahinta Nederland waxaa shirkad la yiraa Janssen Vaccines  oo fadhigeedu yahay magalada Leiden ee wadanka Nederland in ay bilowday tijaabinta talaalka Koroonaha oo horay loo hirgelin tijaabadii ugu horeysay ebedna ah. Sii akhriso


3 Magan-galyodoon oo ku dhintay biyo saddexdii bilood la soo dhaafay

Hay ada dhexe ee qaabilaad magangalyodoonka Nederland ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (COA) het Centraal Orgaan opvang Asielzoekers ayaa walaac ka muujisay ka dib markii saddex magangalyo doon u yimid Nederland oo ku xaraysnaa xeryaha ay hay ada maamusha biyo ay u rabeen in ay ku dabaashaan iyagoo aan dabaal aqoon. Sii akhriso


Sannadguuradii Xorriyada calan saarka Soomaaliya

1 Luulyo 2020: JSB: Sanadkii 1960 kii oo ahayd xilligii dalkeena Soomaaliya uu ka xorroobay labadii gumeyste ee kalaa ahaa Talyaani iyo Ingiiriiska, waxaa dhacday in habeenkii calanka la saarayey ay ahayd mar jaceylka iyo qiimaha xorriyadda ay qabeen dadkii Soomaaliyeed mid aan la qiyaasi karin xamaasadooda. Sii akhriso


Cudurka koroonaha iyo wararkii ugu danbeeyey

Update July 15 to July 21, 2020

Last week, 987 new individuals were reported to have tested positive for COVID-19. That is almost twice as much as last week. 19 patients have been (have been) hospitalized for COVID-19. That is an increase of 3 patients compared to the previous week. Seven people were reported dead, one less than in the previous week. Not all of these patients tested positive in the past week, were hospitalized or died. Some patients are reported later. That is why the data from the past weeks is sometimes supplemented. Read more 


Ogeysiis la xiriiray cudurka koronaaha  qoraal hore : Waxaa la ogeysiinayaa Jaaliyada Soomaaliada magaalada Bareeda  in bandoowga ay dowlada Nederland kusoo rogtay wadanka Nederland guud ahaan la xiriira cudurka Karoonaha ee loo yaqaan COVID 19 la xiray dhamaan xarumaha ay dadka isugu yimaadaan sida iskoolada, xarumaha lagu cibaadaysto sida kaniisadaha iyo masaajidada Sii Akhriso


Ma haysaa ?  warar dan ugu jirto Jaaliyada fadlan halkaan noogu soo gudbi  Mahadsanid