Soomaali
Kusoo dhawoow websaaytka Jaaliyada Soomaalida magaalada Breda.  Waa urur madax banaan kana diiwaanigishan xafiiska diiwaangelinta  ganacsiyada ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan KVK 62386611. Ururka wuxuu qabanqaabiya howlgalo loogu talagalay Jaaliyada Soomaalida ee Breda. Waa mid matala danaha jaaliyada Soomaalida Breda si ay jaaliyada uga qaybqaadato geedi socodka nolosha ee dhinacyo kala gedisan ee bulshada Nederland.

Nederland
Welkom op de website van Stichting Somalische in Breda. SSB is een onafhankelijk stichting gevistigd in de stad Breda en ingeschreven kamer van koophandel : KvK-nummer 62386611. Stichting is van en voor de Somaliers om hun belangen te behartigen op divers gebied in de Nederlands samenleving.  Stichting organiseert met of alleen activiteiten voor de achterban.

Jaaliyada Soomaalida Breda
Stiching Somalische Breda