Hadafka Jaaliyada waa midaynta iyo meeli isugu keenida danta guud ee Jaaliyada Soomaalida magaalada Bareeda iyo magaalooyinka ku dhow ee isla gobolka waqooyiga gobolka Brabant.
- Midaynta
- Illaalinta danta guud ee Jaaliyada Soomaalida
- Iska warqabka iyo wadaagida xogaha jaaliyada
- Iskaashi iyo wax wada qabsi
- Abuuritaanka iyo kobcinta aqoonta
- Ka qaybqaadashada geedi socodka bulshada Nederland iyadoon dhaqanka iyo diinteena aan la dayicin
- Iskaa wax u qabso
- Talo siinta dhalinyarada iyo isku xirkooda
- Wadashaqayn iyo wax wada qabsi dowlada hoose iyo ururada kale ee danteenu ku jirto
- Kobcinta caafimaadka iwm
Waxaan soo dhawaynaynaa fikradaha wax ku oolka ah ee Jaaliyada dhamaanteed
Jaaliyada Soomaalida Bareeda iyo nawaaxigeeda
www.somsb.org