Ururka Jaaliyada Soomaalida Bareeda waxay isku soo dubaridaa howlgalo kala gedisan oo ay dani ugu jirto jaaliyada  kuwaasoo isugu jira sida hoos ku qoran

Soomaali badan ayaa ku nool wadanka Nederland iyagoo ku kala nool magaalooyin iyo gobol kala gedisan ee wadanka Nederland. Waxaan soo dhawaynaynaa marka hore in Jaaliyada Soomaalida Bareeda ka faaiideysato fursadaan khaaliga ah ee ay nagula soo xiriiri karaan kagana qaybqaadan karaan sidii loo horumarin lahaa danaha jaaliyada dhinacyo kala gedisan. sida

  • Geedi socodka nolosha qaybaheeda kala gedisan
  • Dhaqaka iyo diinta
  • Horumarinta luqada afka Soomaaliga
  • Isdhexgalka bulshooyinka Nederland si isku dheelitiran
  • Waxbarashada iyo shaqada
  • Arrimaha Shaqada
  • Isboortiga
  • Arrimaha qoyska
  • Koriinshaha carruurtta
  • Arrimaha dhalinyarada us
  • Arrimaha caafimaadka

 

Waxaan soo dhawaynaynaa fikradihiina wax ku oolka ah,  Jaaliyada waa iskaashato, iskaashi la’aantiisna jaaliyada ma jiri karto.