Xarunta dhaqanka Jaaliyada Soomaalida Bareeda, waxay diyaar idiin la tahay koorasyo kala gedisan oo loogu talagalay in lagu kobciyo korna llgu qaaodo aqoonta jaaliyada Soomaalida ee Bareeda. Si loo gaaro hadafkaan aan lagama maarmaanka ah waxaan diyaarin doonaa haddii Alle idmo koorasyo isku dhaf ah oo kala ah
Koorasyo la xiriira kombiyuutarada heer hoos, dhexe iyo mid sarre
- CompTIA A+ Halkaan ka akhriso Casharka 1aad
- CompTIA Network+
- CompTIA Linux+
- Help desk support
- ECDL European Computer Driving License
- Cisco systems
Dhismaha, naqshadaynta iyo maaraynta websaaytyada
- HTML
- CSS
- Content management systems CMS
- Luqada Ingiriiska heer hoose, dhexe iyo mid sarre
- Maamulka iyo maaraynta
Koorasyada aan kor kusoo xusnay waxaan ku jirnaa diyaarintooda oo dhawaan ayaan u soo bandhigi doonaa jaaliyada Soomaaliyada Bareeda haddii Alle idmo. Waxaa kuu furan in aad is qorto si aad uga faaiideysato fursadaan khaaliga ah oo ay kuu dhigi doonaa macalimiin Soomaali ah oo afkaaga wax kugu fahamsiin karo iyagoo sidoo kale yaqaan luqadaha Nederlandeeska iyo Ingiriisigiba.
Xarunta dhaqanka Jaaliyada Soomaalida Bareeda
www.somsb.org
Waxaad nagala soo xiriir kartaa halkaan,