Waxaad kaloo nagala soo xiriiri kartaa baraha bulshada ee kala ah sida hoos ku qoran:-

Waxaan jaaliyada ka codsanaynaa in ay ka qaybqaataan kheeyrka iyo sadaqada lagu hirgalinaayo laguna kobcinaayo jaaliyada in ay yeelato meel iyada u gaar ah oo looga faaiideysto aqoonta, waxbarashada dhalinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada iyo nawaaxigeeda.

 

Jaaliyada Soomaalida Bareeda

www.somsb.org

info@somsb.org